الْحَمْدُ لِلَّهِ الَّذِي أَطْعَمَنِي هَٰذَا وَرَزَقَنِيهِ مِنْ غَيْرِ حَوْلٍ مِنِّي وَلَا قُوَّةٍ
Macnaha
Mahad oo dhan waxaa iska leh Alle, kii i quudiyey tan oo igu arsaaqay iyadoo aan xoog iyo awood toona iga iman.
Akhriska
Alxamdu lillaahil-ladhii atcamanii haadhaa wa razaqaniihi min qayri xawlin minnii wa laa quwwah.
Isha: At-Tirmidi, 3458 · Abuu Daawuud, 4023
