يَهْدِيكُمُ اللَّهُ وَيُصْلِحُ بَالَكُمْ
Macnaha
Alle ha idin hanuuniyo oo ha idiin hagaajiyo xaaladdiinna!
Akhriska
Yahdiikumullaahu wa yuslixu baalakum!
Isha: Al-Bukhaari, 6224
Waxaa loo akhriyaa sidan
- Ducada hindhisada
- U jawaabidda qofka hindhisay
- Jawaabta qofka hindhisay
