الْحَمْدُ لِلَّهِ الَّذِي كَسَانِي هَٰذَا الثَّوْبَ وَرَزَقَنِيهِ مِنْ غَيْرِ حَوْلٍ مِنِّي وَلَا قُوَّةٍ
Macnaha
Mahad oo dhan waxaa iska leh Alle, kii i huwiyey dharkan oo igu arsaaqay iyadoo aan xoog iyo awood toona iga iman.
Akhriska
Alxamdu lillaahil-ladhii kasaanii haadhath-thawba wa razaqaniihi min qayri xawlin minnii wa laa quwwah.
Isha: Abuu Daawuud, 4023
