سُبْحَانَ اللَّهِ وَبِحَمْدِهِ، سُبْحَانَ اللَّهِ الْعَظِيمِ
Macnaha
Alle waa ka nasahan yahay ceeb kasta, mahadna isagaa leh! Alle Weyne waa ka nasahan yahay ceeb kasta!
Akhriska
Subxaanallaahi wa bixamdihi, subxaanallaahil-cadhiim!
Isha: Al-Bukhaari, 7563 · Muslim, 2694
