بِسْمِ اللَّهِ، تَوَكَّلْتُ عَلَى اللَّهِ، وَلَا حَوْلَ وَلَا قُوَّةَ إِلَّا بِاللَّهِ
Macnaha
Magaca Alle, Alle ayaan isku halleeyey, xoog iyo awood midna ma jiro gargaarka Alle mooyee.
Akhriska
Bismillaahi, tawakkaltu calallaah, wa laa xawla wa laa quwwata illaa billaah.
Isha: Abuu Daawuud, 5095
